Sheekh–Dadweynaha degmada Sheekh ayaa is abaabulay kuna hanjabay in ay dagaal ku qaadayaan macdanta buurahooda oo maamulka degmadu ka iibsaday nin caraba. Buurta Qaras-goy oo u dhow degmada Sheekh ayaa lagu arkay cagaf fuusha oo qodeysa macdanta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS