Kadib markii madaxweynaha Somaliland uu magacaabay guddi ictirtaaf raadina ayaa dadweynaha gobolka Awdal ka dhiibteen fikirkooda sheegeena in ayna isku wareerin ictiraf dibed laga raadiyo iyadoo dhawaan weerar lagu qaaday Lughaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS