Dadweynaha Kalabaydh ee u dhow Gabiley oo qayladhaan ka direy nolosha magaalada
Dadweynaha ku nool magaalada Kalabaydh ayaa qaylodhaan ka direy nolosha magaalada oo ay ku tilmaameen meel cashuurta laga gurto laakiin ayna jirin gabi ahaanba baahiyaha nolosha ee aasaasiga ah.