X

Dadweynaha Muqdisho oo banaanbax naf ka dayay kadib xasuuqii ugu xumaa: SAWIRO

Dadweynaha Muqdisho ayaa banaanbax naf ka dayay kadib xasuuqii ugu xumaa ee argagixisada shabaab u gaysatey dadkeena halkaas oo xasuuqu marayo ilaa 230 qof.

Banaanbaxayaashaan ayaa socod dheer ka soo bilaabay Garoonka kubadda Cagta ee Banaadir Studium ee degmada C/Casiis waxa ayna ku imaadeen Taalada Daljirka Dahsoon.



Intii ay wadada ku soo jireen waxa ay ku dhawaaqayeen erayo ay ku muujinaya sida ay ugu xun yihiin qaraxii dhacay iyo dadkii dhamaaday.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.