Quljeed 16 Dec 2014–Dadweynaha Quljeed oo loo direy Xasan Daahir Dhimbiil si uu u sasabo ayaa la kulmey wax aanu filanayn iyo dadweynihii oo sheegay in Quljeed ayna ka mid ahayn magaca Somaliland..Quljeed ayaa lagu arkey maleeshiyada Siilaanyo daacada u ah..Shalay waxaan raadinaynay cid caruurta kala celisa maantana waxa nahor buuxa ciidan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS