X

Dadweynaha reer Boorama oo ka dareen celiyay weerarkii xalay ka dhacay Boorama iyo rasaas la huwiyay..MAQAL

Boorama-Araabinews–Ciidanka Siilaanyo ee Ingiriisku tababaray ayaa xalay rasaas huwiyay xaafado aan ku jirin goobta weerarku ka dhacay. Shacabka reer Boorama oo tuhun lagu xidho ayaa ka dareen celiyay rasaasta aan loo dayin ee ciidanka gooni goosadku rideen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.