X

Dadweyne ka badbaaday rasaastii xalay ciidanka Siilaanyo ku soo riday guryahooda oo hadlay+MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Xalay waxa Boorama ka dhacay rasaas dadka hurdada u diiday iyadoo uu jiro kacdoon reer Adal ay dib ugu hananayaan maamulka gobolkooda. Hadaba dadkii ka ag dhawaa saldhiga booliiska oo ah halka rasaastu ka dhacaysay ayaa ka waramay waxa ay maqleen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.