X

Dadweyne ku nool buurta Naasahablood ee Hargeysa oo maamul gabey fariin u direy

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Dadweyne ku nool buurta Naasahablood ee Hargeysa ayaa maamulka Somaliland ee gabey fariin u direy. Dadkan ayaa tirsadey dhibaatooyin farobadan sheegayna in aan halmar sidaa loo soo eegin ayadoo wasiirada maamulku dhoof ka bixi la’yihiin.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.