X

Dagaal beelaha Hawiye ku dhexmaraya Galguduud iyo Hiiraan oo lagu baxay

Maleeshiyo beeleedyo is-cun dib uga bilaabey deegaano hoostaga Galgaduud iyo Hiiraan ayaa lagu baxay. Colaada u dhaxaysa labadan jufo ee Hawiye ee Habargidir iyo Xawaadle ayaa sii xumaatey ayadoo lagu eedeeyay siyaasiyiin Xamar jooga inay sii hurinayeen.


Horjoogaha Dhuusamareeb ee laga tuurey xukunka Galmudug ayaa baaq ka soo saaray. Horjoogahan ayaa jufadiisu lug ku leedahay dagaalka ka socda Maxaas iyo Dhudhuncade.

Labadan Jufo ayaaisku haysta dhul daaqsimeed maadaama ayna jirin dawlad. Waxana dhimashadu maraysaa ilaa 6.


Is-cunka Hawiyaha ayaa burbur xoogan u gaystey caasimada Somaliya oo Somalidu wada dhisatey ilaa laga gaarayo 2000.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.