X

Dagaal faraha looga gubtey oo ka dhacay Galguduud

Wararkii u dabeeyay er ka imaanaya Galguduyd gaar ahaan deegaanka Xeraale ayaa sheegaya in maamulka Ahlusunna dagaal ku qaadeen maleeshiyo ka talisa halkaasi oo hore dagaal u dhexmaray. Wararka ayas sheegaya inuu jiro khasaare labada dhinaca.


Wararka aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in khasaaraha dhimashada labada dhinac ee dagaalka ka dhashay uu gaaray 8 ruux,waxaana warraka qaar ay sheegayaan in dadka dhintay ay ku jiraan saraakiil hoggamineysay dagaalka.


Xaalad kacsanaan ah ayaa haatan ka jirta deegaanka Xeraale,waxaana lagu soo waramayaa in deegaano kale uu dagaalka kusii fiday, isla markaana badi dadka deegaanka xeraale ay barakaceen.

Waa nasiib daro in urur diimeed kake barakiciyo dad Somali ah ayagoo hadda diidan inay qabtaan doorashonkale dagaalkana loo makaynayo inuu kaas quseeyo.

CllaahibWarmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.