Dagaal ka qarxay tiyaatarka magaalada Hargeysa iyo dhaawac la geeyay isbitaalada
Hargeysa–Dagaal ayaa ka qarxay magaalada Hargeysa iyo dhaawac la geeyay isbitaalada Hargeysa. Wararka ayaa intaa ku daraya in laba jufood isku farosaareen halkaasi inkastoo faahfaahin dheeraada ayna wali soo bixin.