Wararka haatan naga soo gaadhaya xadka itoobiya iyo khaatumo gaar ahaan baliga xasan ee duleedka xirsi macaf ayaa dagaal xoogan ku dhexmaray beelaha Isaaq iyo shacabka dhulbahante.
Dagaalkaasi oo haatan soconaya ayaa sababay khasaare dhimasho dhaawac waxaana haatan xabadu usocota si xawli ah. Lama garanayo waxa sababey dagaalkan.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in labada dhinac ee beelaha Dhulbahante iyo Isaaq uu soo gaadhay dhaawac iyo dhimasho.