X

Dagaal kooban oo dhexmaray ciidanka dib u hanashada reer Adal iyo jabhada SNM degmada Quljeed iyo khasaare jira

Quljeed-Araabinews–Dagaal kooban ayaa saaka ku dhexmaray ciidanka dib u hanashada gobolada Adal iyo jabhada SNM meel u dhow degmada Quljeed. Dagaalkan oo ay soo qaadeen ciidanka dib u hanashadu ayaa khasaare gaadhsiiyay jabhada SNM.

Is rasaasayn xoogan kadib ayay jabhada SNM dib u guratay waxana jira dhaawac soo gaadhay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.