X

Dagaalka ugu weyn ee muslimiinta haysta ayaa ah la dagaalanka argagixisada: ARAG hub lagu helay argagixiso magaalada Muqdisho

Dagaalka ugu wey n ee Muslimiinta haysta sanadadan aan ku jirno iyo kuwo soo socdaba waa la dagaalanka kuwa afduubey diinteena suuban una adeegsada in ay ku banaystan dhiiga Muslimiinta iyagoo gaaleeya. Muqdisho iyo dawlada diciifka ah ee Somalida ayaa ka mida kuwa dagaalka ugu jirta soo celinta kala dambeynta iyo sifeynta argagixisada.

C//llaahio Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.