Dagaalkii ka socday Dhuusamareeb ayaa lagu kala baxay kadib markii dagaalyahanada Ahlu sunna ay hilfaha u qaadeen nin ay wateen Galmudug oo rabey in uu Ahlu sunna kala wareego Dhuusamareeb oo xarun u ah maamulka Cadaado ku eg ee lagu dul abuurey. Ahlu sunna ayaa dhiigooda u soo cabay gobolka argagixisada shabaabna ka difaacay Woqooyiga dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS