Yukarayn–Iyadoo Maraykanku ku hanjabayo in uu hub siinayo dawlada Yukarayn ayaa waxa soo baxaya in dagaalyahaniinta bariga Yukarayn oo neceb dawlada Yukarayn ay dib ugu dayactiraan taangiyada ay ka qabsadaan ciidanka Yukarayn warshadaha ku yaal magaalada Donesk.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS