X

Dagaalyahaniinta Xamaas oo qabtey kaluun basaas u ahaa Yuhuuda badda Qaza

Dagaalyahaniinta Xamaas ee ka taliya xerada weyn ee Qaza ayaa Ku guuleystay in ay qabtaan kaluun nooca loo yaqaan Dolfin oo Yuhuudu Ku soo xirtey qalab casri ah oo basaasaya Biyaha xerada weyn ee Qaza.

Falastiiniyiinta Ku jira Qaza ayaa halkan Ku soo ururey markii Yuhuuda iyo Maraykanku ay dagaal kaga guuleysteen Carabtii xirxirneyd dagaaladii Lixdanadii iyo todobaatanadii.

Qaybta ilaalida xeebta Qaza ee dagaalyahaniinta Xamaas ayaa sheegay in ay gacanta Ku dhigeen kaluunkan Kuna arkeen siro badan oo qarsoon.

Yuhuuda ayaa ka gaabsatay in ay beeniso ama rumeyso inkastoo lagu yaqaan Yuhuuda in ay dirto noocyo Kala duwan Una dirto Carabta hurda ee Kala taageersan argagixisada caalamka muslimka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.