X

Dahabshiil oo lagu haysto in ay haystaan guri agooni leedahay

Dahabshiil ayaa lagu haysto in ay haystaan guri agooni leedahay. Dad u hadley gurigaas agoontu leedahay ee Dahabshiil haysto ayaa ka hadley halka gurigu ku yaala iyo goorta Dahabshiil guriga xalaalaystey.

Waa fadeexad nin sidaas lacag u haysta oo hadana guri agooni leedahay haysta.

 




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.