Ururka dalada Nafis oo iyagu u guntadey sidii ay u ciribtiri lahaayeen tacadiya wali socota ee lagu hayo haweenka Somaliyeed meelkasta oo ay kaga noolyihiin geeska ayaa tababar u furey qaar ka tirsan shacabka Boorama. Tababarkan ayaa looga hadlay dhibka la wada ogyahay ee jarjarida xubnaha haweenka iyo sidii hooyooyoinka soo koraya looga badbaadin lahaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM