X

Dalka waxa kala goynaya madaxda Koofurta joogta: Prof Galaydh iyo Xasan Sheekh oo ka bixiyay jawaab: ARAG

Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh ayaa ku horqarxiyay Xasan Sheekh in uu qayb ka yahay kala goynta dalka mar haddii la maqlayo in maamulada la samaynayo lagu joojinayo Hiiraan..”War ma Cadan baa laga heesayaa mise anagaa waalan” ayu yiri Prof Galaydh..dhinaca Xasan Sheekh ayaa isna jawaab ka bixiyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.