Muqdisho–Daminta dab ka kacay aaga Black sea ee Muqdisho oo lagu guulaystay. Dabka ayaa sida la sheegay ka kacay goob maqaaxi ah oo u dhow kaalin shidaal. Muqdisho ayaan lahayn kaalimihii shidaalka lagu kaydin jiray.
Ganacsatadii dabka ku hanta beelay ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ganacsatada Soomaaliyeed in ay u soo gurmadaan, isla markaana guddi loo saaro qiimeynta hantida ka luntay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS