Danab xoolo badan ku laayay Awdal iyo caruur la joogtay oo ka badbaadey. Qoys ku nool Awdal oo reer baadiye kana soo qaxay abaaraha ayaa roob wata danab iyo dabaylo at ka dileen xoolo farabadan halka nasiib wanaag RABI u badbaadiyay caruur la joogtey.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=IvUMgtdsdCQ[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS