X

Daqiiq waqtigeedii dhacay oo laga gadayay dadweynaha Boorama oo gaaraysa 250 tan oo la gubay

Waxa magaalada Boorama lagu gubay daqiiq dhacday oo laga gadayay dadweynaha. Daqiiqdan dhacday ayaa gaaraysa ilaa 250 tan oo daqiiqa. Lama garan karo inta qof ee iibsatay ama quutey. Burburkii dalka ayaa keenay fowdo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.