X

Daraasad uu qayb ka yahay Prof Cabdi Samatar oo la ogaaday in Somalidu ayna warba u ahayn federaalka

Waraysi uu bixiyay Prof Cabdi Samatar oo uu kaga hadlay daraasad ku saabsan Federaalka ayuu ku soo ogaadey in Somalidu warba u haynin waxa loogu yeero Federaalka waxa kale oo uu sheegay in Puntland oo lagu tilmaamo in ay rabto federal nooca uu shacabkeedu aqoon u lahayn waxa ay rabaan taas oo uu mid la mida ka sheegay shacabka Muqdisho degan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.