X

Dardaaran loo jeediyay maayerka Lughaya in raashinka mucaawinada bilaa eex lagu qaybiyo

Masuuliyiinta gargaarka Somaliland ayaa deeq raashina oo ay ku soo deeqeen hay’ad la yiraa Khaliifa Foundation gaarsiiyay deegaano ka tirsan Lughaya sida Garbodadar, Geerisa iyo deegaano kale oo hoos taga. Dadka deegaanka oo abaar xuni haysay in muddoah ayaa so dhaweeyay.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.