X

Dawlad deegaanka Somalida oo ay soo gaareen qalab dhismeed kii ugu balaadhnaa iyo madaxweynaha oo ka hadlay

Madaxweynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hadlay qalab dhismeed kii ugu balaadhnaa oo soo gaara dawlada deegaanka.

Qalabkan oo isugu Jira qodayaal,rogayaal, booyada oo dhamaantood muhiim u ah horumarka dalka dhinaca dhismaha wadooyinka, buundooyinka iyo adeegyada kale ee dib u dhiska dalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.