MuqdishoâDawlada Somaliya ayaa faahfaahin ka bixisey sida uu u dhacay dilkii foosha xumaa e lagula kacay xildhibaan Yuusuf Dirir oo gaadhigiisa lagu horgooyay gaadhi kale kadibna rasaas ooda looga qaaday. Dilkan ayaa waxa gaystay ciidan deg degsanaa oo ay leedahay dawlada Somaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM