Dawlada hoose ee Hargeysa oo qaaday talaabo dhinaca caafimaad ah
Dawlada hoose ee Hargeysa oo qaaday talaabo dhinaca caafimaad ah xilli dadka laga iibiyo maciishado xilliyo hore dhacay oo laga keeno dalal ay xuntahay cuntooyinka ay iibiyaan sida Hindiya.