Dawlada hoose ee Muqdisho ayaa fulisay arin lagu farxo. Amarkan ay dawlada hoose fulisey ayaa muddo hore la soo saaray waxase muuqata in ganacsatadu iska dhegatireen hadase lagu fuliyay amarkaas. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS