Muqdisho–Madaxweynaha Somaliya ayaa ka qaybgalay furitaanka xero ciidan oo tayo leh oo ay hirgeliyeen dawlada Imaaraadka carabta oo rabta in Somaliya dib u soo celiso sharaftii ay lahayd. Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay, waxa ku weheliyay wakiilka Imaaraadka oo isagu xerada sii joogey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM