Wasiir ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa ka hadlay xadka ay dawlada Itoobiya xirtey xilli amaanka gobolka ay khatar ku yihiin argagixisada caalamiga ah oo khatar ku haya dadka Somaliyeed ee degan ismaamulka Somalida iyo gudaha Itoobiya intaba.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS