Khaatumo 15 Dec 2014–Dawlada Khaatumo State oo uu xiriir ka dhexeeyay qarniyo badan dadka reer Adal ayaa hambalyo u fidisay suldaan Wabar oo mowqifkiisu cad yahay iyadoo egro maanta loo direy ay ku soo guuldaraysatay in ay bedelaan mawqifkiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM