X

Dawlada oo cashuur dhaaf u samaysay maciishado muhiima: Dr C/raxmaan Beyle

Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa sheegay in dawladu samaysay cashuur dhaaf maciishadaha muhiimka ah sida bariiska halka kuwa kale sida burka iyo saliidana laga dhimay boqolkiiba 50. Dr C/raxmaan Bayle ayaa sheegay maadaama la fadhiyo in ay yaraan doonto dakhligii dawlada soo geli lahaa.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.