X

Dawlada oo ciidan horleh ku xoojisay xad beeneedka Kiiniya: SAWIRO

Dawlada Somaliya ayaa ciidan horleh ku xoojisay xad beeneedka Somaliya iyo Kiiniya kadib markii Uhuru bilaabay inuu hubeeyo maleeshiyo isaga taabacsan laakiin aan badneyn. Maleeshiyadan ayaa la sheegay in lagu hayo aaga Madheera ee xad beeneedka.


Kiiniya ayaa haysata fursad ay ku saxdo inay faraha kala baxdo arimaha siyaasada ee dalka kuna noqoto dalkeeda maadaama aan hadda waxba looga baahneyn oo ciidanka Somaliya eryan karo argagixisada.


Haddaba dawlada ayaa ciidan aad u tababaran gaysay xadka Somaliya iyo Kiiniya dabcan ciidankan ayaa ku hubeysan hubka ugu weyn ee saaran gasriga Cabdi Bile laakiin ku filan maleeshiyo la soo abaabulo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.