X

Dawlada oo dib u dayactirweyn ku wada wakaalad muhiima: MAQAL

Dawlada ayaa dib u dayactirweyn ku wada wakaalad muhiima oo burbursanmayd muddo 25 sano ah una muhiima dadka ku nool Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Wasiirka kheyraadka ayaa ku dhawaaqay dib u kicinta iyo habaynta wakaaladaas.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.