X

Dawlada oo fariimo u dirtey ururka Carabta ee fashilmay

Dawlada Somaliya ayaa fariin qoraala u dirtey ururka Carabta ee fashilmay ayadoo ka dalbatey in Somaliya marayso xaalad kala guura oo ay u baahan tahay ayna soo kordheen abaaro iyo weliba faafida hargabka Karoona.


Mudooyinkii u dambeeyay ayaa waxa soo kordhey abaaro la filaayay inay imaanayaan maadaama muddo shan sano ah lagu jirey barwaaqo is daba jooga oo xoolihii ku dhamaaday abaartii hore.

Turkiga ayaa ka mida dawladaha iyagu aan waxba ka hagran Somaliya laakiin ma awoodo inuu dhaqaale badan bixiyo inkastoo uu ka dhaqaale weyn yahay wadamada Carabta qaarkood.


Xilligan kala guurka ah ayaa dawlada jeediyay wareerak ay kala kulantey kooxda sheegata beesha caalamka oo qasaya siyaasada dalka iyo tan doorashada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.