Sidii burburka dalkla u dhacay waxa si aan gabasho lahayn loo istocmaalay xarumihii dawlada Somaliya dhamaan gobolada dalka. Meelaha ugu xun ee sida ba’an loo xalaashaday hantidii qaranka waxa ka midas Muqdisho iyo Hargeysa oo ka dhisnaayeen dhismayaal. Dawlada ayaa manta dad badan ka saartey xaruntii batroolka iyo hidaha iyo dhaqanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM