X

Dawlada oo markale hirgelisay wargeys nus qarni kadib maxaase lagu qoraa

Xidigta Oktoobar ayay ahayd wargeyskii ugu horeeyay ee la kowsadey qoritaanka farta Somaliga taas oo inta badan laga akhrisan jirey magaalada Muqdisho iyo degmooyinka u dhow. Haddase muddo kadib waxa la hirgeliyay wargeyska ILEYSKA DALKA.


Xilligan oo internet-ka iyo mobiladu aad u socdaan waxaad is weydiin kartaa intee inleeg ayuu gaari karaa. ”Waxa loo qaybin karaa dadka tuulooyinka haddii qarashaad loo helo ayuu qabaa Cali Calasow si loo kordhiyo awooda af-Somaliga.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.