Waxa magaalada Dubey ee dalkaasi Imaaraadka ku geeriyooday Allaha u naxariistee wasiirkii dastuurka Cabdullahi Xoosh Jibriil oo siyaasada Somaliya in badan ku soo jirey soona qabtey jagoyin farabadan soona ahaa xildhibaan.
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa anrey in guddi loo saaro aaska marxuun Cabdu Xoosh oo ku jiray hawsha dib u diyaarinta dastuurka aan loo baahneyn ee lafasoo guuriyay ksn gaalada ee ogolaansya khaniiska.
Wasiir Cabdi Xoosh ayaa baryahan u joogey Dubey xaalad caafimaad oo ugu dambeybtii lagu guulaysan waayay.
“Waxa hadda Magaalada Dubia Ee dalka imaaratka ku geeriyooday Wasiirkii Arrimaha Dastuurka ee XFS Cabdi Xoosh. Alle ha u naxariisto, Dhamaan eheladii, qaraabadi iyo qoyskii uu ka baxay iyo dhamaan umadda Soomaaliyed Samir iyo iimaan Rabbi haka siiyo, Amiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS