X

Dawlada Somaliya oo ka hadashay baaritaano hordhaca oo ay soo bandhigi doonto

Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay baaritaano hordhaca oo ay soo ka soo saari doonaan xasuuqii argagixisadu ka gaysatey Muqdisho halkaas oo ay ku xasuuqeen dad gaaraya 300 oo qof marka la iska ilaawo aafada uu ka tagey qaraxaasi.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in caawa lasoo bandhigi doono Baaritaano horudhac ah.



Waxaa uu sheegay in baaritaanadaasi ay sameeyeen Hay’addaha Amniga dalka.

Dawlada ayaa la filayaa in ay meel saarto cida xasuuqaas gaysatey ayadoo ujeedada la garanayo waxase la fiirinayaa in shisheeye ka caawiyay qaraxan intaasi leeg.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.