Dawlada Somaliya ayaa lacag ugu deeqday duufaantii ku dhufatay Awdal. Duufanta oo si aada u waxyeelaysay xeebaha u gobolka Awdal ayaa dhibato soo gaarsiisay dad iyo duunyaba.
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Raiisal wasaare ku-igeenka dalka ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay lacag hal milyan oo Doollor ah u qoondaysay gobollada Awdal iyo Woqooyi galbeed oo ka mid ah meelaha roobabka dabaylaha watay ay Khasaaraha ka soo gaartay.
Waxa la iswaydiin karaa in lacagtaasi gaari doonto iyo in kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS