X

Dawlada Somaliya oo markii ugu horeysay 26 sano kadib furtey laanta hawada: SAWIRO

Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay 26 sano kadib furtey laanta hawada.

Xaflad Kooban oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay qalabkaasi oo muhiim ah Bulshadda Soomaaliyeed ,islamarkaana lagu hagi doono diyaaradaha maraya Hawadda Soomaaliya.



Maxamed C/laahi Oomaar oo ah Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federalka ayaa  sheegay in qalabkaan cusub ay yihiin kuwa muhiim ah oo soo gudbinaya xaaladda hawada Soomaaliya.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.