X

Dawlada Somaliya oo safaarada IIraan u gacan gelisay rag loo haystay in ay si sharcidaro u kaluumaysteen

Dawlada Somaliya ayaa IIraan u gacangelisay afar nin oo u dhashay dalkooda oo si sharcidaro ah u soo galay dalka kadibna guranaayay kaluunka. Ragan ayaa laga soo duuliyay magaalada Cadaado oo lagu hayay in muddo ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.