Dawlada Somaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqdey in beri oo Salaasa ah ay tahay maalinta ugu dambeysa ee Ramadaanka isla markaana si weyn loo wada CIIDI doono maalinta ARBACADA haddii RAbi yiraahdo.
Wadamada Carabta oo iyagu bilaha ku horeeya ayaaney jirin wadan ciidaya BERI waxana loo wada batey in ARBACADA la CIIDO.
Hoos ka dhegeyso
Waa Ramadaane u wada rucleeya (hooska dhegeyso)
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS