X

Dawlada Talyaaniga oo qalab milatari ku wareejisay ciidanka xooga dalka iyo booliiska Somaliya+MUUQAAL

Muqdisho–Gawaadhida gaashaaman ayaa manta ka soo degay dekeda Muqdisho kuwaas oo ay dawlada Talyaanigu ugu deeqday dawlada Somaliya. Gawaadhidan oo aan sidaa u badnayn waxa iasticmaali doona ciidamada milatariga iyo kuwa booliiska.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.