X

Dayib Erduqaan oo kabaha la dulmaray Maraykanka kadib dilkii loo gaystey 13 shacaba

Turkish President Recep Tayyip Erdogan speaks during a press conference held after the coordination meeting to fight against the novel coronavirus, COVID-19, at the Cankaya Palace in Ankara on March 18, 2020. - President Recep Tayyip Erdogan announced on March 18, 2020, a $15 billion package to help the Turkish economy cope with the crisis over the new coronavirus, and urged Turks to leave their homes as little as possible. Turkey has so far recorded one death and 98 cases. (Photo by Adem ALTAN / AFP) (Photo by ADEM ALTAN/AFP via Getty Images)

Waxa Axadii shalay gooni goosadka Kurdiyinta dileen 13 shacaba kadib markii Turkigu ka diley 48 ka tirsan maleeshiyada Maraykanku taageero ee PKK. Turkiga ayaa ciidankiisa ku baahiyay xadka Suuriya goobaha qaarna gudaha ugu jira dalka Suuriya.


”Waxaan si xooga u cambaareynayaa dilka loo gaystey 13 shacaba oo hadday dileen Kurdiyiintu aan weliba aan hore loo arag cambaareyn dusha uga tuureyno ayaa yiori afhayeen u hadlaey Joo Bayden.

Maraykanka ayuu Turkigu ka filayay inuu taageerada kala laabto Kurdiyiinta uu taageero. ”Wax na qabta maaha hadalka deel-qaafka ah ee ka soo baxay Joo Baydan ayuu yiri Dayib Erduqaan haddii aan ku sii wada jireyna sheekadan loogu yeeray NAATO lamaad jirteen argagixisada ayuu raaciyay.


Turkiga ayaa raba in Kurdiyiinta loo aqoonsado urur argagixiso ah waxase taasi diidey Maraykanka oo Kurdiyiinta raba inuu u adeegsado danihiisa gobolka siiba Iiraan iyo Suuriya.

Safiirka Maraykanka u fadhiya Turkigu ayaa looga yeeray wasaarada arimaha dibedda si loogu sharaxo hadalka deelqaafka ee ka soo yeeray Joo Baydan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.