Deegaanada Araabi ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa si weyn loo ciidey ciidan soonfur iyadoo dareenka farxada ciida laga dareemayo guud ahaan. Caruurta ayaa loo soo xidhey dhar aad u quruxbadan iyagoo markaasi u soo baxdey goobaha ay heli karaan wax ay ku farxaan. Caruurta qaar ayaa ka hadley sidey ugu faraxsan yihiin ciida ayna had iyo jeer sugi karin maalinta sidan oo kale.
ARAABINEWS.COM