X

Deegaanka Ruqi ee gobolka Awdal oo loo dhagax dhigey xarun caafimaad

Deegaanka Ruqi ee gobolka Awdal ayaa loo dhagax dhigey xarun caafimaad oo ay hirgelin doonto hay’ada Camuud Foundation. Masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka ayaa ka hadlay xaruntan oo dhulkeeda oo iska faaruqa uu bixiyay maayerka Baki.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.