X

Deegaanka Sharafweyne ee gobolka Awdal oo la gaarsiiyay deeq kuraasa oo ka timi Ingiriiska

Deegaanka Sharafweyne ee ku taal gobolka Awdal oo la gaarsiiyay deeq kuraasa oo qurbajoogta deegaanka ee degan Ingiriiska ay ugu deeqeen. Dadka deegaanka oo ka hadlay deeqdan ayaa ka mahadceliyay kuna booriyay in la sii wado.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.