X

Deegaano horleh oo laga barakacay

Deegaano horleh oo ku yaala Shabeelaha dhexe ayaa laga barakacay kadib markii ay ku soo rogmadeen daadad horleh. Deegaanadan ayaa dadkii ku noolaa ay deganaayeen hareeraha webiga si ay u qotaan beerahooda.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.